Qeexid
"Wax dardartiisii qaba ahaansho; firfircoonaan iyo himmo ka buuxdo."
[-naa, -nayd]
caarran aa
caarran ayd
f.mg4"Wax dardartiisii qaba ahaansho; firfircoonaan iyo himmo ka buuxdo."
Wadaag:
Midab baraashirix ah oo lo'da ariga iyo farduhu yeeshaan.
Cudur haragga dadka ku dhaca oo baro cadcad u yeela; qawad.
m.l
Wadaag:
Cayayaan siddeed lugood leh, samaysta dabin shabaq ah oo bahallada yaryari ugu dhacaan.
Cuncun oogada laga dareemo oo barar leh; cadanyo; xajiin.
m.dh
Wadaag:
(-amay, -antay; -ami) (dii.) In Eebbe cid waxyeello gaarsiiyo baryid.
f.mg1
Wadaag:
Xubin jilicsan oo ku jirta afka nafleyda oo qaabbilsan dhadhanka, calaliska, liqida iyo kala soocidda hadalka.
C. ku dhufasho: carrabbaabid.
C. macaan: hadal macaan.
m.l
Wadaag:
Marka biyaha badda dib berriga uga noqdaan. ld caarid.
m.dh
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) Caaro dareemid (dad ama xoolo). ld caaroo.
f.mg1
Wadaag: