Qeexid
"Weel, maro iwm mardhacyo uskag ah yeelasho."
[-stay, -satay]
caaryays tay
caaryays atay
f.mg3"Weel, maro iwm mardhacyo uskag ah yeelasho."
Wadaag:
Uskag caddaan xigeen ah oo weel, dhar iwm yeeshaan marka ay muddo meel ku huursanaadaan.
m.dh
Wadaag:
Ilmo, wax garaadkiisu kordhay noqosho.
Qof fal xun oo uu sameyn jirey ka waantoobid.
Qof bisil oo waaya-arag ah noqosho. ld caqliso.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
Wax caariyo ahaan u qaadasho.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
Midab baraashirix ah oo lo'da ariga iyo farduhu yeeshaan.
Cudur haragga dadka ku dhaca oo baro cadcad u yeela; qawad.
m.l
Wadaag:
Wax caddaan ka dhigasho.
Qof arrin iwm ee uu qarsanayey soo bandhigasho.
Shaah caano ku darsasho. 4. Neegatiif iyadoo kiimiko lagu meyrayo muuqaal u xambaarsanaa warqad ku muujisasho.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
Cayayaan siddeed lugood leh, samaysta dabin shabaq ah oo bahallada yaryari ugu dhacaan.
Cuncun oogada laga dareemo oo barar leh; cadanyo; xajiin.
m.dh
Wadaag:
Cid eegmo wax ku yeelid; cawrin; ilayn.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag: