Qeexid
"Qaansarroobaad; jeegaan."
"Qaansarroobaad; jeegaan."
Wadaag:
Xubin jilicsan oo ku jirta afka nafleyda oo qaabbilsan dhadhanka, calaliska, liqida iyo kala soocidda hadalka.
C. ku dhufasho: carrabbaabid.
C. macaan: hadal macaan.
m.l
Wadaag:
Hawl qas iyo lab dhex gelin. ld carshacarshee.
f.g2
-sheeyay, -shaysay
Wadaag:
ld cishqi. Kalgacal qoto dheer oo aadanaha labkiisa iyo dheddigiisa dhex mara; jacayl.
ld caashaqid.
m.l
Wadaag:
Qof mid kale oo cayntiisa ka duwan kalgacal qoto dheer u hayn.
Ku c.: markab, baabuur, xoolo iwm meel wejigooda ku aaddin.
f.g1
-qay, -qday
Wadaag:
Ku c.: markab, baabuur, xoolo iwm meel ku abbaarasho.
f.g3
-qday, -qatay
Wadaag:
Ku c.: markab, baabuur, xolo iwm meel lagu caashaqay ahaansho.
f.mg4
-qnaa, -qnayd
Wadaag:
Qof, wax caashaq hayo ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Qof wixii Eebbe faray aan fulin.
Qof waalidkii aan addeecin.
Qof madax adag, diiddo badan.
m.l
Wadaag: