Qeexid
"Qof mid kale oo cayntiisa ka duwan kalgacal qoto dheer u hayn."
Qeexid Xigta
Ku c.: markab, baabuur, xoolo iwm meel wejigooda ku aaddin.
[-qay, -qday]
caashaq2 ay
caashaq2 day
f.g1"Qof mid kale oo cayntiisa ka duwan kalgacal qoto dheer u hayn."
Ku c.: markab, baabuur, xoolo iwm meel wejigooda ku aaddin.
Wadaag:
ld cishqi. Kalgacal qoto dheer oo aadanaha labkiisa iyo dheddigiisa dhex mara; jacayl.
ld caashaqid.
m.l
Wadaag:
Ku c.: markab, baabuur, xoolo iwm meel ku abbaarasho.
f.g3
-qday, -qatay
Wadaag:
Ku c.: markab, baabuur, xolo iwm meel lagu caashaqay ahaansho.
f.mg4
-qnaa, -qnayd
Wadaag:
Qof, wax caashaq hayo ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax sameyntooda ka khajalid.
f.mg1
-qay, -qday
Wadaag:
(f.g) Cid eed iyo haaraan u jeedin.
Ku c.: qof,wixii Eebbe faray fulin waayid.
Ku c.: qof waalidkii addeeci waayid.
f.g
Wadaag:
Qof wixii Eebbe faray aan fulin.
Qof waalidkii aan addeecin.
Qof madax adag, diiddo badan.
m.l
Wadaag:
(ld carshacarshe) Qas iyo lab hawl socoto lagu hakiyo.
Timir aan aad u bislaan.
m.dh
Wadaag:
In aqoon ah oo macallin u gudbiya arday hal xiso, dersi.
Tahliil.
m.l
Wadaag: