Qeexid

"Qof, wax caashaq hayo ahaansho."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga caashaqsan oo kali ah:
  • Haddii aan nahay qawmiyadda silicu ku haysto Geeska Afrika, waxaa nalagu sheegaa in aan si waalli ah u caashaqsannahay qabyaaladda.
  • Budh-tuurku, isagoo is-faaninaya wuxuu mar kale yidhi; “Aniga, waxay dadku igu caashaqsan yihiin waxa weeye, ma aqaano aga-gasnimada, cashuurta dadka bakhtiyi gaadhay laga soo urursho lagu qadh-qadhiidho.”