Qeexid
"Qof wixii Eebbe faray aan fulin."
Qeexid Kale
Qof madax adag, diiddo badan.
Qeexid Xigta
Qof waalidkii aan addeecin.
"Qof wixii Eebbe faray aan fulin."
Qof madax adag, diiddo badan.
Qof waalidkii aan addeecin.
Wadaag:
(f.g) Cid eed iyo haaraan u jeedin.
Ku c.: qof,wixii Eebbe faray fulin waayid.
Ku c.: qof waalidkii addeeci waayid.
f.g
Wadaag:
Marka biyaha badda dib berriga uga noqdaan. ld caarid.
m.dh
Wadaag:
Orod iyo ci' uu sameeyo sac dhalaymarka uu u soo socdo dhashiisa. ldinsaarax1.
m.l
Wadaag:
Ku c.: markab, baabuur, xoolo iwm meel ku abbaarasho.
f.g3
-qday, -qatay
Wadaag:
Nafley, roob badan dhaxan leh ku qarqarid.
f.mg1
-cay, -cday
Wadaag:
ld cishqi. Kalgacal qoto dheer oo aadanaha labkiisa iyo dheddigiisa dhex mara; jacayl.
ld caashaqid.
m.l
Wadaag:
Qof mid kale oo cayntiisa ka duwan kalgacal qoto dheer u hayn.
Ku c.: markab, baabuur, xoolo iwm meel wejigooda ku aaddin.
f.g1
-qay, -qday
Wadaag:
Midab baraashirix ah oo lo'da ariga iyo farduhu yeeshaan.
Cudur haragga dadka ku dhaca oo baro cadcad u yeela; qawad.
m.l
Wadaag: