Qeexid

"(-do, m.l) Magaalammadax."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga caasimad oo kali ah:
  • Qaar kamid ah shaqsiyaadka daneeya siyaasada Somalia ayaa ka hadlay shirka dib u heshiisinta qaran ee Madaxweynaha DF Cabdilaahi Yuusuf Axmed uu ku sheegay in 16-ka bisha April lagu qaban doono magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Somalia.
  • Isbitalka Madiina, ayaa waxaa haatan si aad ah u buux-dhaafiyey Bukaan aad u fara badan, oo u badan dadkii kusoo dhaawacmay weeraradii Madaafiicda ee caasimadda hareeyey, gaar ahaan kuwii shalay gilgilay magaalada.