Qeexid
"Wax caato ah ka dhigid."
Qeexid Xigta
Wax dallan ka dhigid. ld caatee.
[-iiyay, -iisay]
caataysi iyay
caataysi isay
f.g2"Wax caato ah ka dhigid."
Wax dallan ka dhigid. ld caatee.
Wadaag:
Wax caato ah ahaansho.
Wax dallan ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Is c.: is daalin.
Ka c.: cid caro ku abuurid.
f.mg2
-iiyay, -iisay
Wadaag:
Cid wax ka qadin.
Cid dhibaato iyo hagardaamo gaarsiin.
f.g2
-iiyay, -iisay
Wadaag:
Badda si xoog leh wax uga soo jiidid.
f.g2
-iiyay, -iisay
Wadaag:
Caataysnaanshada.
C. ah: nafley hilibka iyo baruurta jirkiisu yaryartahay.
Hilib aan dux lahayn.
m.dh
Wadaag: