Qeexid
"Caato noqosho."
Qeexid Xigta
Wax dallan noqosho.
"Caato noqosho."
Wax dallan noqosho.
Wadaag:
(-taabay,-towday; -taabi) Cid, xumaan ama dhibaato gaartay hadal ku sheegid, claacalid.
f.mg1
Wadaag:
Caataysnaanshada.
C. ah: nafley hilibka iyo baruurta jirkiisu yaryartahay.
Hilib aan dux lahayn.
m.dh
Wadaag:
Hadal qof ku muujiya xumaan ama dhibaato gaartay, calaacal.
ld cataabid.
m.l
Wadaag:
Nafley, roob badan dhaxan leh ku qarqarid.
f.mg1
-cay, -cday
Wadaag:
Midab baraashirix ah oo lo'da ariga iyo farduhu yeeshaan.
Cudur haragga dadka ku dhaca oo baro cadcad u yeela; qawad.
m.l
Wadaag:
Caleemo dhaadheer, laga sameysto darin dambiil, xarig iwm. oo ka baxda geed la bah ah timirta iyo baarta. ld caaw2.
m.dh
Wadaag: