Qeexid

"Maalinta la joogo habeenka ku soo fool leh."

Qeexid Xigta

Habeenka markaa la joogo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Falkaab naxwe,

Falkaab / adverb