Qeexid

"/2 (-iyay, -iday/-isay;-iyi) Cid kaalmo ama taageero u fidin. ld cawi."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga caawi oo kali ah:
  • Waxay mashaariicdu ku saabsan yihiin qabanqaabinta munaasabado iyo muddooyin tijaabayn, kuwaasoo weliba ka caawin doonaa muhaajiriinta waayeelka ah ee xaafadda in ay ka faa'iidaystaan adeegyada daryeelka.
  • Argentina, waxa ay noo dejisay nidaam degan oo dhinacyada dhallinyarada kala duwan ah, waxaanay noo dhigtay shax naga caawiysay in aanu hore ugu marno.