Qeexid

"ld caawiyid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga caawin oo kali ah:
  • Xafiiska caawinta ajaanibka ee magaalada Espoo.
  • Labada talaabo tii aad qaadayso adigaa u xor ah, laakiin sabab banii-aadamnimo awgeed waxaa suurtogal ah inaad caawin karto si uu qofkani uu uga baxo xaaladdan adigoo qaadaya tallaabooyinkan.