Qeexid

"ld cay2 (1)."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga caay oo kali ah:
  • Haddii ixtiraamka laga tago oo qof la iska caayona dee ama sharci dowladeed baa qaban oo qofka wax baa lagu caddayn, dee haddii sharci dowladeed la isla dhaafona waxay noqon doonto waynu garanaynaa oo foolxumo weeye.”
  • "Kulankii aan la yeelanay dowlada waxaan kasoo saartay dhowr qodob oo ay ka mid yihiin: In la joojiyo xabada, In laga fogaado wax walba oo dagaal sababi kara iyo In aan warbaahinta laga sii dayn dacaayado abuuri kara xasilooni daro" ayuu yiri gudoomiyuhu.