Qeexid
"ld cay2 (1)."
"ld cay2 (1)."
Wadaag:
Midab baraashirix ah oo lo'da ariga iyo farduhu yeeshaan.
Cudur haragga dadka ku dhaca oo baro cadcad u yeela; qawad.
m.l
Wadaag:
Nafley, roob badan dhaxan leh ku qarqarid.
f.mg1
-cay, -cday
Wadaag:
Adke loodsame ah, si fudud u gubta oo waxyaabo badan laga sameeyo.
(-gag, m.l) Wax kasta oo balaastiig ka sameysan.
Meel yara godanoo biyo qabatin leh.
m.l
Wadaag:
(daaw.) Xuub cad oo isha qaybteeda madow fuula oo aragga yareeya.
m.l
Wadaag:
Neef lo' ah si loo gowraco luquntiisa fidin.
Is c.: nafley, wax suuxsan ama liita iska dhigid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Fal bulsho joogteysato kuna dhaqanto.
Fal qof si joogta ah ugu dhaqmo.
Dhiig ka yimaada haweenka bishiiba hal mar; dhibaad; xiso; xayl.
m.dh
Wadaag:
Qof in uu wax ka caago gayeysiin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: