Qeexid

"Wax, cay leh ahaansho."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga caayan oo kali ah:
  • Ninka diiwaangelinta diidayaa waa nin aan jiritaanka Somaliland oggolayn, dalka Somaliland waxa uu leeyahay dastuur aynu 2001-dii u codnay 97%, waxa uu xeerka 37aad sheegaya in la is diiwaangeliyo, jiritaankeena ayaa la dacaayanayaa.
  • Haddii uu qof la diriro ama caayana ha yiraahdo anigu waan soomanahay.