Qeexid
"Neef geel ah oo la xanujin si uu cabaad u sameeyo."
Qeexid Xigta
Calaacalid, catawid (qof).
[-day, -dday]
cabaad2 ay
cabaad2 day
f.mg1"Neef geel ah oo la xanujin si uu cabaad u sameeyo."
Calaacalid, catawid (qof).
Wadaag:
Dhawaaq dheer oo geelu sameeyo marka la xanuujiyo.
Calaacal, cataw (qof).
ld cabaadid.
m.l
Wadaag:
Ka c.: neef geel ah xanuujin si uu cabaad u sameeyo.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
(daaw.) Xuub cad oo isha qaybteeda madow fuula oo aragga yareeya.
m.l
Wadaag:
Ku a.: muddodheer xaalad gaar ah ku sugnaan, ku waarid.
Duugoobid.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
Wax cad ahaansho.
Wax bayaan ah oo aan shaki ku jirin ahaansho.
Waa ka caddahay: waa liitaa.
f.mg4
Wadaag:
Qof laga adag yahay hanti khasab uga qaadid.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
C. ah: haan qab ama argeeg ka samaysan oo loo diyariyay in caanaha lagu shubto.
Biyo, weel caanood lagu shubay oo yeeshay dhadhan la kahdo; cabo.
m.dh
Wadaag:
Ka c.: qof, qof kale ka firfircoon ahaansho.
Bar cadcad lahaansho.
f.mg4
-ddaa, -ddayd
Wadaag:
Cudur, jirro iwm ka bogsasho.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
(-dyo, m.dh) (daaw.) Xaalad muddo gaaban ee maskaxda shaqadeedu isku qasanto oo la socoto jirro maskaxda.
m.l
Wadaag:
(f.g) Diidmo luggooyo ku jirto cid kula kicid.
(f.mg) Runta ka madax-adaygid. ld canaad2.
f.g
-day, -dday
Wadaag: