Qeexid
"Wax dhererkiisa xisaabid; culayskiisa miisaamid; muggiisa beegid."
Qeexid Xigta
Fikrad iwm sheegid.
[-ray, -rtay]
cabbir2 ay
cabbir2 tay
f.g1"Wax dhererkiisa xisaabid; culayskiisa miisaamid; muggiisa beegid."
Fikrad iwm sheegid.
Wadaag:
Qiyaas lagu heshiiyey oo caddeyneysa wax dhererkiisa, muuqiisa iwm.
Habka loo qiyaaso dherer, mug, culays iwm.
Qalab lagu cabbiro wax dhererkiisa, culayskiisa, muggiisa iwm.
m.l
Wadaag:
Rati dabar si aad ah ugu dhuujin si uusan u fogaan.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Xubnaha hawomareenka neef si ciriiri ah uga soo bixid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
(-iyo, m.dh) Jaadadka doonyada shiraaca leh midda ugu yar oo qaadi karta toddobaatan ilaa afar boqol jawaan.
m.l
Wadaag:
Xanuun aad ah oo qabatin ah caloosha ka dareemid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Weel la culay, cad maro ah ama mayrax carka uga bi'in. ld catir2, catiree.
f.g1
-ray, -risay
Wadaag:
Jawaan, sanduuq iwm suuf, dhar iwm ku cidid.
Buntukh dhuunta xabbad u dhigid si ay dhicid diyaar ugu noqoto.
f.g2
-beeyay, -baysay
Wadaag:
Wax adkaysi yar leh ahaansho; nuglaansho (qof).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
(juqr.) Sayniska cabbiraadda qaabka iyo xajmiga dhulka oo ay ku jiraan miisaankiisa, cufnaantiisa iwm, iyo isla markaas sahaminta qaybaha waaweyn ee dhulka dushiisa ah si loo garawsado xoodnaanta dhulka.
m.l
Wadaag:
Meerisyo kuul yaryar ah, hab quruxsan la isugu tolo, rucubyo leh oo haweenka qoorta ku xirtaan.
Midab baraashirix ah oo lo'da iyo riyuhu yeeshaan.
(w) Qaab qurux badan oo dadka cayillan ama hablaha surkoodu yeesho. ld cabbaad.
m.l
Wadaag: