Qeexid
"(-rayaal ..., m.l/dh) (fiis.) Cabbir heerkul ee barta barafku yahay 0o; barta karkuna tahay 100°. Digriiga selsiyas (Summad: °C) waa 1/100 gaaliska heerkulka, waxana uu laxaad ahaan le'egyahay kelvin (°K)."
"(-rayaal ..., m.l/dh) (fiis.) Cabbir heerkul ee barta barafku yahay 0o; barta karkuna tahay 100°. Digriiga selsiyas (Summad: °C) waa 1/100 gaaliska heerkulka, waxana uu laxaad ahaan le'egyahay kelvin (°K)."
Wadaag:
Wax dhererkiisa xisaabid; culayskiisa miisaamid; muggiisa beegid.
Fikrad iwm sheegid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Qiyaas lagu heshiiyey oo caddeyneysa wax dhererkiisa, muuqiisa iwm.
Habka loo qiyaaso dherer, mug, culays iwm.
Qalab lagu cabbiro wax dhererkiisa, culayskiisa, muggiisa iwm.
m.l
Wadaag:
(juqr.) Sayniska cabbiraadda qaabka iyo xajmiga dhulka oo ay ku jiraan miisaankiisa, cufnaantiisa iwm, iyo isla markaas sahaminta qaybaha waaweyn ee dhulka dushiisa ah si loo garawsado xoodnaanta dhulka.
m.l
Wadaag:
Wax adkaysi yar leh ahaansho; nuglaansho (qof).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Jawaan, sanduuq iwm suuf, dhar iwm ku cidid.
Buntukh dhuunta xabbad u dhigid si ay dhicid diyaar ugu noqoto.
f.g2
-beeyay, -baysay
Wadaag:
Dhismo yar oo badanaa geedo iyo caws ka samaysan oo hargaantigu u galo gorayada, marka uu gaadayo.
m.l
Wadaag:
Meerisyo kuul yaryar ah, hab quruxsan la isugu tolo, rucubyo leh oo haweenka qoorta ku xirtaan.
Midab baraashirix ah oo lo'da iyo riyuhu yeeshaan.
(w) Qaab qurux badan oo dadka cayillan ama hablaha surkoodu yeesho. ld cabbaad.
m.l
Wadaag:
Xirmidda sanku neeftu ku xiranto, duray, sanboor iwm awgood. ld cabburid.
m.l
Wadaag:
Xubnaha hawomareenka neef si ciriiri ah uga soo bixid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Cabbur ku ridid, neef ku celin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: