Qeexid
"Xirmidda sanku neeftu ku xiranto, duray, sanboor iwm awgood. ld cabburid."
"Xirmidda sanku neeftu ku xiranto, duray, sanboor iwm awgood. ld cabburid."
Wadaag:
Cabbur ku ridid, neef ku celin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Xubnaha hawomareenka neef si ciriiri ah uga soo bixid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Wax la cabburiyey ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Qiyaas lagu heshiiyey oo caddeyneysa wax dhererkiisa, muuqiisa iwm.
Habka loo qiyaaso dherer, mug, culays iwm.
Qalab lagu cabbiro wax dhererkiisa, culayskiisa, muggiisa iwm.
m.l
Wadaag:
Dhismo yar oo badanaa geedo iyo caws ka samaysan oo hargaantigu u galo gorayada, marka uu gaadayo.
m.l
Wadaag:
(-rro, m.dh) Weel yar, wax lagushuban karo, oo dhiilaha, haamaha iwm afkalagaga xiro.
m.l
Wadaag:
Waqti aan badnayn ama aan fogayn.
Masaafo aan dheerayn.
m.l
Wadaag:
Wax adkaysi yar leh ahaansho; nuglaansho (qof).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Jawaan, sanduuq iwm suuf, dhar iwm ku cidid.
Buntukh dhuunta xabbad u dhigid si ay dhicid diyaar ugu noqoto.
f.g2
-beeyay, -baysay
Wadaag:
Meerisyo kuul yaryar ah, hab quruxsan la isugu tolo, rucubyo leh oo haweenka qoorta ku xirtaan.
Midab baraashirix ah oo lo'da iyo riyuhu yeeshaan.
(w) Qaab qurux badan oo dadka cayillan ama hablaha surkoodu yeesho. ld cabbaad.
m.l
Wadaag: