Qeexid Xigta
ld cabbur1.
ld cabbur1.
Wadaag:
Cabbur ku ridid, neef ku celin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Xubnaha hawomareenka neef si ciriiri ah uga soo bixid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Xirmidda sanku neeftu ku xiranto, duray, sanboor iwm awgood. ld cabburid.
m.l
Wadaag:
Wax la cabburiyey ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Dhismo yar oo badanaa geedo iyo caws ka samaysan oo hargaantigu u galo gorayada, marka uu gaadayo.
m.l
Wadaag:
(cabiid, m.dh) Qof la leeyahay oo sidii la doono loogu shaqaysto; bidde; addoon; cabid. ld cabid1.
m.l
Wadaag: