Qeexid
Cudur lo'da iyo carruurta ku dhaca oo nabarro afka ugu yeela, dhareerna ka keena.
Cudur lo'da iyo carruurta ku dhaca oo nabarro afka ugu yeela, dhareerna ka keena.
magac / noun
Lab / masculine
f.mg1
Labdhedig: -bay, -btay
Qeexid: Cabeeb ku dhicid (lo' ama carruur).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg cabeeb2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Hadal dood ah. ld dabuub (1).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -beeyay, -baysay
Qeexid: Jawaan, sanduuq iwm suuf, dhar iwm ku cidid.
Qeexid Xigta: Buntukh dhuunta xabbad u dhigid si ay dhicid diyaar ugu noqoto.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -bay, -btay
Qeexid: Cod, xabeeb yeelasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (daaw.) Codka dadka oo qeex naantu ka ba'do ama si fiican u soo bixi waaya, dalqada iyo cunaha oo wax gaareen darteed.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Nafley astaamihii dheddigga iyo labkaba leh.
Qeexid Xigta: Xayawaan ama geed ubaxley ah oo xubnaha taranka ee dheddigga iyo labkaba leh.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -bay, -btay
Qeexid: Nafley labeeb ka yeelid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Qeexid: Hoore si isdabajoog ah u liqid.
Qeexid Xigta: Sigaar dhuuqid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -beeyay, -baysay
Qeexid: Cid dhaqankeeda iyo luqaddeeda mid carbeed ka dhigid.
Qeexid Xigta: Cid carab iska yeelid. ld carabiyee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld bayb.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Sharaf darro ka timaada fal ama hadal anshaxdarro ah oo qof ku kaco. ld ceebaal.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg3
Labdhedig: -btay, -batay
Qeexid: Erayo calaacal ah dhihid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Biyo, weel caanood lagu shubay oo yeeshay dhadhan la karhado.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
Qeexid: Eeg labeeb1
f.mg3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Ka c.: cabsi dareemid. ld cabsoo.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld cabiid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Naf; ruux.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Wax dhibaato keena ama xun ama xanuun leh iwm, argaggaxa ay nafleyda uurkeeda ku abuuraan; argaggax, bixid, welwel; baqdin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld cabbid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]