Qeexid
"Cudur lo'da iyo carruurta ku dhaca oo nabarro afka ugu yeela, dhareerna ka keena."
"Cudur lo'da iyo carruurta ku dhaca oo nabarro afka ugu yeela, dhareerna ka keena."
Wadaag:
Cabeeb ku dhicid (lo' ama carruur).
f.mg1
-bay, -btay
Wadaag:
(daaw.) Codka dadka oo qeex naantu ka ba'do ama si fiican u soo bixi waaya, dalqada iyo cunaha oo wax gaareen darteed.
m.dh
Wadaag:
Nafley astaamihii dheddigga iyo labkaba leh.
Xayawaan ama geed ubaxley ah oo xubnaha taranka ee dheddigga iyo labkaba leh.
m.l
Wadaag:
Jawaan, sanduuq iwm suuf, dhar iwm ku cidid.
Buntukh dhuunta xabbad u dhigid si ay dhicid diyaar ugu noqoto.
f.g2
-beeyay, -baysay
Wadaag:
Cid dhaqankeeda iyo luqaddeeda mid carbeed ka dhigid.
Cid carab iska yeelid. ld carabiyee.
f.g2
-beeyay, -baysay
Wadaag: