Qeexid
"Cabeeb ku dhicid (lo' ama carruur)."
[-bay, -btay]
cabeeb2 ay
cabeeb2 tay
f.mg1"Cabeeb ku dhicid (lo' ama carruur)."
Wadaag:
Cudur lo'da iyo carruurta ku dhaca oo nabarro afka ugu yeela, dhareerna ka keena.
m.l
Wadaag:
Jawaan, sanduuq iwm suuf, dhar iwm ku cidid.
Buntukh dhuunta xabbad u dhigid si ay dhicid diyaar ugu noqoto.
f.g2
-beeyay, -baysay
Wadaag:
Cid dhaqankeeda iyo luqaddeeda mid carbeed ka dhigid.
Cid carab iska yeelid. ld carabiyee.
f.g2
-beeyay, -baysay
Wadaag:
Sheeko iyo kaftan aan turxaan lahayn; kaftan; haasaawe.
m.dh
Wadaag: