Qeexid
"ld cabiid."
"ld cabiid."
Wadaag:
(-diin/-dyo, m.dh) C. ah: qof muslin ah oo diinta sida ay tahay ugu dhaqma. ld caabud1.
m.l
Wadaag:
(cabiid, m.dh) Qof la leeyahay oo sidii la doono loogu shaqaysto; bidde; addoon; cabid. ld cabid1.
m.l
Wadaag:
Dhawaaq dheer oo geelu sameeyo marka la xanuujiyo.
Calaacal, cataw (qof).
ld cabaadid.
m.l
Wadaag:
Ilaah u tukasho ama ka cabsasho. ld caabud2.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
Koox dad ah oo meel ku wada nool.
Qof ama wax ka badan.
Qaraabo; reer.
m.dh
Wadaag:
Midabka caanaha, nuuradda iwm ee soo celiya ilayska qorraxda.
Wax bayaan ah oo aan shaki ku jirin.
m.l
Wadaag: