Qeexid
"Addoon noqosho."
[-amay, -antay, -ami]
cabiidsan may
cabiidsan ntay
f.mg1"Addoon noqosho."
Wadaag:
(cabiid, m.dh) Qof la leeyahay oo sidii la doono loogu shaqaysto; bidde; addoon; cabid. ld cabid1.
m.l
Wadaag:
Weel wax la qadiidiyey ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax la cabbeeyey ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax la cabburiyey ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax la cadaadiyey ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax adkaysi yar leh ahaansho; nuglaansho (qof).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag: