Qeexid

"C. ah: qof aad u caqli badan oo u aragtidheer."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cabqari oo kali ah:
  • Xirsi Magan wuxuu ahaa nin Illaahey yaqaan oo taqi ah, wuxuu ahaa nin dabeecad wanaagsan, wuxuu ahaa nin dadnimada ku wanaagsan, wuxuu ahaa Oday cabqari ah, wuxuu ahaa wadani dalkiisa iyo dadkiisa jecel, wuxuu ahaa nin Af-soomaaliga hodan ka ah.
  • Wuxu ahaa Alla ha u naxariistee cabqari, sama katalis ah.