Qeexid

"ld cabsasho."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cabsad oo kali ah:
  • Qofka siyaasadda ku dhex jirana waa inuu ahaadaa qof asluub leh, Ilaahay ka cabsada, caddaladda ku socda, amaanka adkeeya, cahdiga fuliya, ummadda maqla, eeddana qaada.
  • - Markuu ku tukanayo doonta iyo diyaaradda waa uu fadhiisan karaa hadduu u cabsado nafsaddiisa inuu dhaco.