Qeexid

eeg cabsigeli.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cabsigelin oo kali ah:
  • Marka la eego cabsigelintii jirtay, ma dhicin wax caqabad ama qashqashaad ah oo weftiga ka hortimi.
  • Qaar ka mid ah kooxaha xagjirka ahi waxay wadaan hawlahoodii ahaa cabsigelinta dadweynaha si ay uga horistaagaan inay ka soo tagaan goobaha ay macluushu aad u waxyeeleysay.