Qeexid
"Biyo, caano iwm nafley af ka siin."
[-iiyay, -iisay]
cabsi iyay
cabsi isay
f.g2"Biyo, caano iwm nafley af ka siin."
Wadaag:
Biyo, caano iwm nafley af ka siin.
f.g2
-iiyay, -iisay
Wadaag:
Wax dhibaato keena ama xun ama xanuun leh iwm, argaggaxa ay nafleyda uurkeeda ku abuuraan; argaggax, bixid, welwel; baqdin.
m.dh
Wadaag:
Ka c.: cabsi dareemid. ld cabsoo.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Ilmo xoolaad, yar, aan hooyo lahayn, neef kale nuujin.
f.lg2
-iiyay, -iisay
Wadaag:
Cid kalgacayl dartii isku duubid.
f.g2
-iiyay, -iisay
Wadaag:
Badda si xoog leh wax uga soo jiidid.
f.g2
-iiyay, -iisay
Wadaag: