Qeexid
"eeg cadaab2."
"eeg cadaab2."
Wadaag:
(dii.) Meel aad u kulul, dhibaato badan oo lagu ciqaabo inta Eebbe ku caasiday marka ay aakhiro tagaan; naar.
Dhibaato weyn; silic; rafaad.
m.l
Wadaag:
(dii.) Eebbe, inta caasiday naar gelin.
Cid ciqaabid.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag:
Geed, qodxo yaryar oo qaroofan iyo xabag macaan oo la cuno leh.
Xiddigga lixaha ka dambeeya.
m.l
Wadaag:
(-diin/-dyo, m.dh) C. ah: qof muslin ah oo diinta sida ay tahay ugu dhaqma. ld caabud1.
m.l
Wadaag:
Qof ama dad badan oo cid kale colaad iyo xumaan u haysa; cadaawe.
Qof aan naxariis lahayn. ld cadow.
m.l
Wadaag:
Ilaah u tukasho ama ka cabsasho. ld caabud2.
f.g1
-day, -dday
Wadaag: