Qeexid

Geed, qodxo yaryar oo qaroofan iyo xabag macaan oo la cuno leh.

Qeexid Xigta

Xiddigga lixaha ka dambeeya.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine