Qeexid

"Nacayb iyo colaad qof cid u hayo. ld cadaawad."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cadaawo oo kali ah:
  • Marka inta qof uu qofka kale kaaga cadaawo yar yahay ayaa waxaa kan dambe midka kale uga dhigeysa inuu u yahay saaxiib.
  • Waxaa la ogaaday xiriirka dawliga ah (International relations) in aaney jirin wax saaxiib la yiraa balse waxaa jira cadaawo.