Qeexid

"(caday, m.dh) Geed abaareed laamihiisa ama xididdadiisa ilkaha lagu nadiifiyo oo leh miro yaryar, gudguduudan, macaan oo la cuno."

Qeexid Xigta

(-yo, m.dh) Laan dhuuban ama xidid ilkaha lagu nadiifiyo; rumay.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine