Qeexid
"ld cadanyo."
"ld cadanyo."
Wadaag:
(caday, m.dh) Geed abaareed laamihiisa ama xididdadiisa ilkaha lagu nadiifiyo oo leh miro yaryar, gudguduudan, macaan oo la cuno.
(-yo, m.dh) Laan dhuuban ama xidid ilkaha lagu nadiifiyo; rumay.
m.l
Wadaag:
Caleenta quraca, siiba intay weli qoyantahay.
ld dawaco.
m.dh
Wadaag:
Wakhti daruuro badan oo aan da'ayn ay isku gudbaan fallaaraha iyo kulaylka qorraxda.
Xilli qabow oo aan roob da'ayn.
ld catar. Barafuun; catar.
m.l
Wadaag:
Geed, qodxo yaryar oo qaroofan iyo xabag macaan oo la cuno leh.
Xiddigga lixaha ka dambeeya.
m.l
Wadaag:
/dh (-iyo, m.dh) Lacagta inteeda birta ah; qaddaaddiic; sanuud.
m.l
Wadaag:
Wax la cadcadeeyey ahaansho. ld cadadaysan.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
(dii.) Eebbe, inta caasiday naar gelin.
Cid ciqaabid.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag:
Gabal hilib ah.
C. ah: in maro, dhul, xaashi iwm ah.
C. ah: qof gaboobay oo aan waxba qaban karin.
m.l
Wadaag:
(dii.) Meel aad u kulul, dhibaato badan oo lagu ciqaabo inta Eebbe ku caasiday marka ay aakhiro tagaan; naar.
Dhibaato weyn; silic; rafaad.
m.l
Wadaag:
Qof ama dad badan oo cid kale colaad iyo xumaan u haysa; cadaawe.
Qof aan naxariis lahayn. ld cadow.
m.l
Wadaag:
Cuncun oogada laga dareemo. ld cadayo1, canaanyo, cananyo.
m.dh
Wadaag: