Qeexid

"Waxaro yaryar oo aan weli ababin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cadcad oo kali ah:
  • Ciyaartan taageerayaasha Barcelona, ayaa aad uga dhawaaqayay Maamulka kooxda Barcelona in ay iscasilaan, waxaanay lulayeen masarada gacanta ee cadcad oo ay ku muujiyeen mudaharaad diidmada ah.
  • Cali Cibaar, oo ku magac dheeraa Yaxya, kana mid ahaa firfircoonayaashii dhanka nabadda ugu cadcaddaa Somalia, geeridiisuna ay bishii July 11, 2005 murugeysay Qaranka oo dhan, wuxuu ahaa wadani ah Soomaali dhab ah.