Qeexid
"eeg cadcad. ld cadcad daansho."
"eeg cadcad. ld cadcad daansho."
Wadaag:
Midabka cad.
Dadka inta midabkoodu cadyahay.
C. ah: lacag wax lagu kala iibsaado oo aan badeeco ahayn. 4. Daacadnimo; run. 5. Dhagax dumnadeed aan dhibco lahayn. ld caddiin.
m.l
Wadaag:
ld caddow 1. Cudur dadka ku dhaca oo oogadu cadcaddaato; baras.
Dhar midab baxay.
m.l
Wadaag:
Nooc dhuugga ka mid ah, yaryar, leh midab cad oo meeshi uu ku dhego aan si sahlan uga kicin.
C. ah: roob yar oo aan dhulka biyo dhigin.
m.l
Wadaag:
(-gyo, m.dh) Dhagax dubnadeed oo wejiga cayaarta loogu talaggalay dhinac ka cad, dhinacna hal dhibic ku leh. ld yeeg-bicaddaan.
m.l
Wadaag:
(-hyo, m.dh) Dhagax dubnadeed oo wejiga cayaarta loogu talagalay dhinac ka cad, dhinacna laba dhibcood ku leh. ld dooh-bicaddaan.
m.l
Wadaag:
Roob da'ay biyo aan badnayn oo aan rays fiican yeelan karin dhigid.
f.g2
-deeyay, -deysay
Wadaag:
(-syo, m.dh) Dhagax dubnadeed oo wejiga cayaarta loogu talaggalay dhinac ka cad, dhinacna lix dhibcood ku leh. ld shiish-bicaddaan.
m.l
Wadaag:
(-shyo, m.dh) Dhagax dubnadeed oo wejiga cayaarta loogu talaggalay dhinac ka cad dhinacna shan dhibcood ku leh. ld biish-bicaddaan, caddaan-bibanji.
m.l
Wadaag:
eeg cadcadaysan. ld cadcadaysnaansho, cadadaysnaan, cada daysnaansho.
m.f.dh
Wadaag: