Qeexid
"eeg cadcaddee. ld cadcaddeys (2)."
"eeg cadcaddee. ld cadcaddeys (2)."
Wadaag:
Roob da'ay biyo aan badnayn oo aan rays fiican yeelan karin dhigid.
f.g2
-deeyay, -deysay
Wadaag:
Nooc dhuugga ka mid ah, yaryar, leh midab cad oo meeshi uu ku dhego aan si sahlan uga kicin.
C. ah: roob yar oo aan dhulka biyo dhigin.
m.l
Wadaag:
Ka c.: qof, qof kale ka firfircoon ahaansho.
Bar cadcad lahaansho.
f.mg4
-ddaa, -ddayd
Wadaag:
Wax caddaan ka dhigid.
Arrin la qarinayey soo bandhigid.
Shaah caano ku darid. 4. Neegatiif kiimiko ku meyrid si muuqaal uu xambaarsanaa warqad loogu soo saaro.
f.g2
-deeyay, -daysay
Wadaag:
Wax gaballo yaryar ka dhigid. ld cadadee.
f.g2
-deeyay, -deysay
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) Wax cadcad ah noqosho. ld cadadow.
f.mg1
Wadaag: