Qeexid
"eeg cadcadee. ld cadadeyn."
"eeg cadcadee. ld cadadeyn."
Wadaag:
Wax gaballo yaryar ka dhigid. ld cadadee.
f.g2
-deeyay, -deysay
Wadaag:
Ka c.: qof, qof kale ka firfircoon ahaansho.
Bar cadcad lahaansho.
f.mg4
-ddaa, -ddayd
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) Wax cadcad ah noqosho. ld cadadow.
f.mg1
Wadaag:
Nooc dhuugga ka mid ah, yaryar, leh midab cad oo meeshi uu ku dhego aan si sahlan uga kicin.
C. ah: roob yar oo aan dhulka biyo dhigin.
m.l
Wadaag:
Roob da'ay biyo aan badnayn oo aan rays fiican yeelan karin dhigid.
f.g2
-deeyay, -deysay
Wadaag:
Neef la qalayo hilibkiisa xubin xubin u goyn.
f.g2
-eeyay, -eysay
Wadaag:
Wax la cadcadeeyey ahaansho. ld cadadaysan.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
(c.af) Laan ka mid ah cilmiga afka oo la xiriira dhawaaqyada ereyada.
m.dh
Wadaag: