Qeexid
"eeg cadceedso. ld cadceedsad, cadceedsi."
"eeg cadceedso. ld cadceedsad, cadceedsi."
Wadaag:
Galab dhanka qorraxdu jirto aadid.
Diinkabixid; gaaloobid.
Jid ama meel ka habaabid.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Xiddigta weyn oo dhulka iyo meerayaasha kale ku meeraystaan, iftiin leh; qorrax.
Iftiinka qoraaxda ee barqada iyo galabta.
m.dh
Wadaag:
(-ho ..., m.l) (c.fal) Koox walax cireeddo ah oo ka kooban qorraxda, meereyaasha, oo ku dul meeraysta, meereyareyaasha (plannetoid or asteroid), seefta cirka, shuhuubaha, cirka-soo-dhacaha iyo dayax gacmeeddada ku meeraysta meerayaasha, sida dayuxu dhulka ugu meeraysto.
m.dh
Wadaag: