Qeexid

"Galab dhanka qorraxdu jirto aadid."

Qeexid Kale

Jid ama meel ka habaabid.

Qeexid Xigta

Diinkabixid; gaaloobid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag: