Qeexid

"Maamul ku dhisan eex la'aan."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga caddaalad oo kali ah:
  • Qof aan diinta islaamka aqoon fiican u lahayn amase aan aaminsanayn ayaa meelo kale sharaf iyo caddaalad ka raadsha.
  • Cabndullaahi Yuusuf Axmed oo u hambalyeeyay Madaxweynaha cusub iyo kuxigeenkiisa, isagoo u rajeeyay in xilkooda u gutaan caddaalad kuna jirto wadaninimo.