Qeexid

"Fal ay eexi ku jirto."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga caddaaladdarro oo kali ah:
  • Xildhibaan Kulalihi, ayaa sheegay inuu garan waayay xuquuqda uu isagu waayay ee uu helay waardiye ka tirsan Hay'ad ka mid ah kuwa UN-ka ee ka howlgasha Baydhabo, isagoo sheegay in caddaaladdarro ay ka jirto Baydhabo.