Qeexid

"Midabka cad."

Qeexid Kale

C. ah: lacag wax lagu kala iibsaado oo aan badeeco ahayn. 4. Daacadnimo; run. 5. Dhagax dumnadeed aan dhibco lahayn. ld caddiin.

Qeexid Xigta

Dadka inta midabkoodu cadyahay.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga caddaan oo kali ah:
  • Ciiil beel inuu ciil dhalaa waa caddaan midaha.
  • Xaaji Abuukar Cumar Caddaan oo ka hadlayey heshiiska dhex maray qaar ka mid ah beelaha Hawiye iyo saraakiisha Itoobiya ayaa sheegay in heshiiskaasi uu yahay mid aan waxba ka jirin isla markaana waxaa uu sheegay in dadka dagaalamaya aysan aheyn Hawiye.