Qeexid Xigta
ld caddaansho.
ld caddaansho.
Wadaag:
Midabka cad.
Dadka inta midabkoodu cadyahay.
C. ah: lacag wax lagu kala iibsaado oo aan badeeco ahayn. 4. Daacadnimo; run. 5. Dhagax dumnadeed aan dhibco lahayn. ld caddiin.
m.l
Wadaag:
ld caddow 1. Cudur dadka ku dhaca oo oogadu cadcaddaato; baras.
Dhar midab baxay.
m.l
Wadaag:
Wax la caddilay ahaansho.
f.mg4
-lnaa, -lnayd
Wadaag:
Wax la caddibay ahaansho.
f.mg4
-bnaa, -bnayd
Wadaag:
Wax tiro ahaan inta uu ka koobanyahay.
Wargeys, qoraal iwm oo si isdabajoog ah u soo baxa, lambarka ay leyihiin inta isku mar soo baxda.
m.l
Wadaag:
Shaah caano yar lagu daray.
In yar oo caano ah oo loogu talaggalay in shaah lagu caddeeyo.
ld caddayn.
m.l
Wadaag:
(-gyo, m.dh) Dhagax dubnadeed oo wejiga cayaarta loogu talaggalay dhinac ka cad, dhinacna hal dhibic ku leh. ld yeeg-bicaddaan.
m.l
Wadaag:
(-hyo, m.dh) Dhagax dubnadeed oo wejiga cayaarta loogu talagalay dhinac ka cad, dhinacna laba dhibcood ku leh. ld dooh-bicaddaan.
m.l
Wadaag: