Qeexid

"Daruur waqti galabnimo ah biyo yar sii daysay."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga caddaato oo kali ah:
  • . haddii ay caddaato in laga beensheegay caddaymihii lagu bixiyay muwaadinimada waa laga noqonayaa oggolaanshihii, ciddii been abuurka samaysayna dembiga ayaa lagu oogayaa.
  • Qofka shaqaalaha wasaaradda ka tirsan ee ay ku caddaato inuu shilin umadaasu leedahay lunsaday,waxan balan ku qaadayaa in isna la waayo oo uu sharciga qadhaadhkiisa la kulmo jaga kasta ha hayee.”