Qeexid
"eeg caddee. ld caddays (3)."
"eeg caddee. ld caddays (3)."
Wadaag:
Shaah caano yar lagu daray.
In yar oo caano ah oo loogu talaggalay in shaah lagu caddeeyo.
ld caddayn.
m.l
Wadaag:
Wax caddaan ka dhigasho.
Qof arrin iwm ee uu qarsanayey soo bandhigasho.
Shaah caano ku darsasho. 4. Neegatiif iyadoo kiimiko lagu meyrayo muuqaal u xambaarsanaa warqad ku muujisasho.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
Wax tiro ahaan inta uu ka koobanyahay.
Wargeys, qoraal iwm oo si isdabajoog ah u soo baxa, lambarka ay leyihiin inta isku mar soo baxda.
m.l
Wadaag:
Wax la caddeeyey ahaansho.
Wax caano lagu daray ahaansho (shaah).
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
C. ah: neef la rarto o aan rar saarnayn.
C. ah: fallaar aan waabaayo la marin. ld caddaysin.
m.l.kh
Wadaag:
ld caddow 1. Cudur dadka ku dhaca oo oogadu cadcaddaato; baras.
Dhar midab baxay.
m.l
Wadaag:
Midabka cad.
Dadka inta midabkoodu cadyahay.
C. ah: lacag wax lagu kala iibsaado oo aan badeeco ahayn. 4. Daacadnimo; run. 5. Dhagax dumnadeed aan dhibco lahayn. ld caddiin.
m.l
Wadaag: