Qeexid
Wax caddaan ka dhigid.
Qeexid Kale
Shaah caano ku darid. 4. Neegatiif kiimiko ku meyrid si muuqaal uu xambaarsanaa warqad loogu soo saaro.
Qeexid Xigta
Arrin la qarinayey soo bandhigid.
[-deeyay, -daysay]
f.g2Wax caddaan ka dhigid.
Shaah caano ku darid. 4. Neegatiif kiimiko ku meyrid si muuqaal uu xambaarsanaa warqad loogu soo saaro.
Arrin la qarinayey soo bandhigid.
Fal / verb
f.g2
Labdhedig: -deeyay, -deysay
Qeexid: Roob da'ay biyo aan badnayn oo aan rays fiican yeelan karin dhigid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -eeyay, -eysay
Qeexid: Neef la qalayo hilibkiisa xubin xubin u goyn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -deeyay, -deysay
Qeexid: ld cadcadee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -deeyay, -deysay
Qeexid: Wax gaballo yaryar ka dhigid. ld cadadee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -deeyay, -daysay
Qeexid: Nafley galgalasho hadba caloosha la soo kor marinayo samayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Ubad xoolaad oo caano nuug ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Dayaxa labadiisa toddobaad ee hore.
Qeexid Xigta: Habayn dayax leh.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld caddaan1; ld caddo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Roob yar aan dhulka biyo dhigin.
Qeexid Xigta: ld cadcaddeyn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg cadcaddee. ld cadcaddeys (2).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -deeyay, -deysay
Qeexid: Roobka ka hor beer abuurid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -dheeyay, -dhaysay
Qeexid: Cadho ku daarasho.
Qeexid Xigta: Dhaliicayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld caddaad (1).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg3
Labdhedig: -daaday, -daatay
Qeexid: Wax cad noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Wax tiro ahaan inta uu ka koobanyahay.
Qeexid Xigta: Wargeys, qoraal iwm oo si isdabajoog ah u soo baxa, lambarka ay leyihiin inta isku mar soo baxda.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld caddilid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -ilay, -ishay
Qeexid: Wax caddilan ka dhigid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: haddee fk. Sidaas darteed; haddaba.
f.g1
Labdhedig: -bay, -btay
Qeexid: Cid shiddo iyo dhibaato gaarsiin.
Qeexid Xigta: Cid luggooyo badid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Luggooyo; kadeed.
Qeexid Xigta: ld caddibid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]