Qeexid

Luggooyo; kadeed.

Qeexid Xigta

ld caddibid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga caddib oo kali ah:
  • Sadexda cadaw ee dadka caddiba (gaajada, xanuunka iyo jahliga) annaga waxa noo raaca cadaw afraad oo ah madax ku sheeggayaga.
  • Sadexda cadaw ee dadka caddiba (gaajada, xanuunka iyo jahliga) annaga waxa noo raaca cadaw afraad oo ah madax ku sheeggayaga.