[-bay, -btay]
caddib2 ay
caddib2 tay
"Cid shiddo iyo dhibaato gaarsiin."
Cid luggooyo badid.
Wadaag:
Luggooyo; kadeed.
ld caddibid.
m.l
ld caddaan1; ld caddo.
m.dh
ld caddib1 (2), caddibaad.
m.f.dh
Wax la caddibay ahaansho.
f.mg4
-bnaa, -bnayd
(-bmay, -bantay; -bmi) Wax la caddibay noqosho.
f.mg1
eeg caddiban1.
ld caddibnaansho.
(-iimo, m.l) Hilibka intiisa cad; baruur.
Fal dhici lahaa ka daahid iyadoo cid loo eersanayo.
Isu c.: wax isu dheelli tirid.
f.g1
-ilay, -ishay
ld caddaan1.
K. ah: xabbad qarxi weyday.
m.l.kh
(-rro, m.dh) ld catiir (2).
ld caddilid.
ld caddil1, caddilaad.
Dayaxa labadiisa toddobaad ee hore.
Habayn dayax leh.