Qeexid
"Harag yar oo ka dillaaca ciddida labadeeda dhinac. ld ciddidiif."
"Harag yar oo ka dillaaca ciddida labadeeda dhinac. ld ciddidiif."
Wadaag:
Fulfullac yaryar oo uu yeesho hilibka ku wareegsan ciddiyaha. ld caddidiif.
m.dh
Wadaag:
Fal dhici lahaa ka daahid iyadoo cid loo eersanayo.
Isu c.: wax isu dheelli tirid.
f.g1
-ilay, -ishay
Wadaag:
Cid shiddo iyo dhibaato gaarsiin.
Cid luggooyo badid.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag:
Wax la caddibay ahaansho.
f.mg4
-bnaa, -bnayd
Wadaag: